Daawo:Ciidamo Diidan Guudlaawe oo Socod ku maray Magaalada Baledweyne

guudlaawe

Ciidamo hubeysan ayaa la wareegay qaar ka mid ah xaafadaha Magalaada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyakoo diidan imaanshaha Madaxwaynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe kaas oo ku soo wajahan Magaalada Baledwayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.