Daawo:Wasiir Beyle oo ka hadlay Sababta uu Ku Waayay Xildhibaanimada

Bayle

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa shir ja’raaid oo uu maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay sababta uu ku waayay kursiga xildhibaanimada oo uu muddo ku fadhiyay.

Wasiir Bayle oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kursigiisa uu ku waayay arrimo badan oo ku saabsan howlaha miisaaniyda oo uu iska diiday in la musuq maasuqo iyo in qandaraas aan loo tartamin qof gaara la siiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.