Kismaayo:Wasiirkii Duulista Koonfurgalbeed oo ku guuleystay kursiga HOP126

xasan eelaay

Magaalada kismaayoe ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose  waxa ka socda doorashada saddex kursi oo kamid ah Golaha shaacabka BJFS waxan kursiga koowaad ee HOP126 ku guuleystay Wasiirkii Duulista hawada koonfurgalbeed Xasan Xuseen Maxamed Zasan eelay oo helay 74-cod halka Musharaxa la tartamayay C/raxmaan Macalin Xuseen  uu isna helay 21-cod waxaa halaabay 5 cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.