Sawiro:Lafta-gareen oo tababar u soo xiray Askar si gaar ah u tababaran.

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo Xiray Dufcadii Shanaad oo ka tirsan Ciidamada sida gaarka ah Utababaran.

Munaasabada ayaa ka dhacday Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyadoo ciidanka ay mudo bilooyin ah Tababar ku qaadanayey Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.