Jaaliyada GalJubba ee UK oo ka Tacsiyeysey Geeridii Duraan Cabdullaahi jaamac

tacsi

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee UK dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarada ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u Naxariistee Duraan Cabdullaahi jaamac oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho waxaa kaloo Tacsi Diraya Bulsha waynta UK oo ay ugu horeeyaan Golaha Odayaasha.

Jaaliyada Galjuba UK waxay tacsi tiinranyale u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Gaar ahaan Gudoomiyaha Jaaliyada GALJUBBA UK Aadan Cabdulaahi Jaamac iyo eheladii uu ka dhintay Duraan Cabdullaahi jaamac in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.