Daawo:Baqdaadi oo Go’aankii Wasiirada ku tilmaamay mid Siyaasadaynsan

baqdaadi

Wasiir Dowlihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya C/qaadir Shiiq Cali Baqdaadi oo kamid ahaa guddi loo xilsaaray inay soo baaraan dhiibistii qalbi dhagax ayaa waxuu ku tilmaamay ‘Go’aankii Golaha Wasiirada xilgaarsiinta Soomaaliya mid Siyaasadaysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.