Wasiirkii Duulista ee Koonfurgalbeed oo Kismaayo Lagu gudoonsiyey warqada Musharaxnimada Xildhibaanka HOP126

xasan eelaay

Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland (SEIT) ayaa maanta shahaadada musharaxnimo gudoonsiiyay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) iyo Cabdiraxmaan Macalin Xuseen oo ku tartamaya kursiga tirsigiisu yahay #HOP126.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaanan ka Tanaasulin Shaqadii Wasiirnimo ee uu ka hayey Maamulka koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.