Xildhibaankii Ugu Horreeyay ayaa Maanta Lagu Doortay Puntland

puntland

Shan kursi oo kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta dooroshadooda ka bilaabatay Caasimadda maamul gobaleedka Puntland ee Garoowe.

Doorashada kursiga nambarkiisa uu yahay Hop196 ayaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Abshir Cabdi Xuseen iyo Cabdi Ibraahim Warsame Qawdhan oo ah Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Puntland, waxaana ku guulaysray kursiga Hop196 Cabdi Ibraahim Warsame oo ah Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.