Daweo:Abwasn Badal oo Sheegay Cabdi Xaashi iyo Buurmadow inay qaldan yihiin

abwaanbadal

Abwaan badal oo ka hadlaayey hadalkii shalay kasoo yeeray Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Boqor Buurmadow ee ay ku eedeeyeyen Ra,iisalwasaare Rooble inuu Boobay doorashadii Gobolada Waqooyi ayaa sheegay inuu qalad ahaa hadalkoodii sababtoo ah dalka waxa uu galay doorasho boob ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.