Mahdi Guuleed oo Raali galin ka Bixiyey hadalkii Cabdi Xaashi iyo Boqor Buurmadow

mahdi

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay hadalkii Boqor Buurmadow iyo Cabdi Xaashi u jeediyeen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo beeshiisa taasi oo ay aheyd inuu boobayo kuraasta Gobolada Waqooyi.

Mahdi Guuleed ayaa sheegay inuu Ra’iisul Wasaare Rooble uu ka raalli-gelinayo hadaladii gefka ahaa ee eedeynta loogu jeediyay, wuxuuna xusay in Xafiiska Rooble uu hoggaamiye ka yahay fududeynta iyo hagida doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.