Daawo:Bulshada Galdogob oo cambaareeyey boobkii Deni ku Hayo Kuraastooda

deni

Bulshada ku dhaqan Magaalada Galdogob ayaa cabasho balaaran ka muujiyay habka ay u socoto Doorashada Puntand gaar ahaan Kuraastooda taas oo ay sheegeen in Madaxwaynaha Puntland Siicid Cabdulaahi Deni ku hayo Boob iyo dhac aan loo dulqaadan karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.