Boqor Buurmadow oo Sheegay Habargidir inuu Rooble uga dacwooday waxna lagama qaban

boqorbuurmadow

Boqor cusmaan buumadow oo shir ku qabtay Muqdisho isaga iyo Masuuliyiinta kasoo jeeda Somaliland ayaa sheegay inay ka baxeen Doorashada waxaan halkaan isugu nimid in aan u cadeyna Beesha caalamka iyo Soomaaliba, waxaa kaloo sheegay Buurmadow Marka aan garan waynay cid aan kaga Dacwoona Rooble waxaan uga dacwoonay Beeshiisa Habargidir waxna kama qaban.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.