Cabdi Xaashi iyo Sanetor Samatar oo Sheegay Rooble inuu boobayo kuraasta Waqooyi

aqalka sare

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Sanetor Cabdi Cismaaciil Samatar ayaa ku baaqay In la Joojiyo Jadwalka Doorashada Reer Waqooyiga iyagoo Sheegay inuu Ra’iisalwasaraha Xilgaarsiinta boobayo kuraastooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.