Daawo:Fiqi oo Ku baaqay in Galmudug laga badbaadiyo Qoorqor iyo Cali Ciid

Qoorqoor

Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo Muqdisho kaga qayb galay kulan ay qabatay koox la magacbaxday badbaadada Galmudug ayaa waxuu ka hadlay dhibka kajira Galmudug oo ay kamid yihiin Amni darada, dagaal beeleedyada, horumar la’aanta kajirta Galmudug taas oo ay ka masuul yihiin madaxda ugu saraysa Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.