Galmudug oo shaacisay Jadwalka Doorashada todoba kursi

Galmudug

Guddiga maamulka Dorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka Qabashada Doorashada toddoba kursi oo kamid noqonaya Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga doorashada ayaa sheegay in diiwaan-gelinta Guddiga xulista ergada ay bilaaban doonto 22-ka bisha oo ku beegan maalinta berri oo sabti ah..

Guddiga ayaa sheegay in labada maalin ee 26, 27 bishaan January la qabanayaayo Doorashada kuraasta oo mid ka mid ah kuraasta uu gaar u yahay Haweenka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.