Kulan kale oo lagu taageerayay Go’aankii Isimada Bari oo Bosaso lagu qabtay

boqorka

Waxgaradka iyo qaar kamida beelaha daga gobolka Bari ayaa waxay Taageereen go’aankii isimida Gobolka bari ee la xariiray dagaalkii ka dhacay Boosaso, waxayna Madaxwaynaha Puntland ugu baaqeen inuu aqbalo Go’aankii Isimada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.