Daawo:Dagaal Gacan Ka Hadal ah Oo Ka Dhacay Golaha Wakiilada Soomaaliland

somaliland

Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta ansxiyey miisaaniyada 2022, Waxaa Fadhiyey 67 Xildhibaan waxaa ogolaadey 57 Muddane halka ay diideen 6 xildhibaan 3 Xildhibaan ay ka aamuseen.

Inta aya socotay dooda Miisaaniyada ayaa waxaa golaha wakiilada Soomaaliland Gacan hadal ku dhexmaray Labo Mudana taas oo keentay Buuq badan iyo gacmo taagtaag.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.