Galmudug oo Shaacisay liiska kuraastii ugu badneyd ee golaha shacabka

Galmudug

uddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa caawa shaaciyey liiska 21-kursi oo doorashadooda uu dhawaan qabanayo.

Guddiga doorashada Galmudug waxuu guda gelayaa shaacinta odayaasha iyo bulshada rayidka, diiwaangelinta, tababarrada guddiga xulista iyo Ergada,” ayaa lagu yiri qoraalka lagu shaaciyey liiskaan.

Liiskaan uu caawa shaaciyey guddiga doorashada Galmudug waa tiradii ugu badneyd ee hal-mar uu guddi doorasho shaaciyo, tan iyo markii ay bilaabatay doorashadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.