Akhriso:Hirshabeelle Oo Shaaciyay Qabashada Doorashada 11 Kursi

guudlaawe

Guddiga hirgelinta doorashada Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saaray kuraasta ugu horreeysa doorashada Golaha Shacabka ee dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle.

Guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa soo saaray liiska 11 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maalmaha soo socda doorashada kuraas lagu qaban doono Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.