Madaxwaynaha Puntland oo Dib ugu Laabtay Garoowe

deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo Muqdisho kaga qeybgalay Shirka Wadatashiga Qaranka, ayaa galabta dib uguso laabtay Garoowe, xili ay Isimada Puntland ay soo saareen go’aamo adag.

Madaxweynaha waxaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport kusoo dhoweeyay, Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Nugaal, Maamulka Degmada Garoowe, Saraakiil Madaxtooyo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.