Daawo:Deeq Ku sheegtii Imaaradka oo Maanta la Geeyey Gobolka Gedo

khadiijo

Maamulka Garbaharrey ayaa la wareegay Diyaarad deeq ku sheegii Imaaradka la soo mariyey Wasaradda gargaarka iyo Musiibooyinka Soomaaliya taas oo qeyb ka ahayd deeqdii uu Raysul Wasare Rooble kala wareegay Dowladda Emaarat-ka Carabta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.