Deni oo ku qasban inuu fuliya go’aanka Isimida Puntland

deni

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi ayaa Maanta oo Arbaco lagu wadaa inuu dib ugu laabto Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Madaxwayne Deni ayaa horay uga codsaday Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Isimada Kale ee Puntland inay Nabada ka shaqeeyaan, inuu aqbalayo go’aanka ay soo saaraan.

Isimada Puntland gaar ahaan kuwa bari ayaa saaray war qoraal ah oo ka kooban Afar qodob kuwaas oo madaxwayne Deni jeclaysan balse laga rabo inuu awbalo madaama taas ay kamid ahayn go’aankiisii hore.

Madaxwayne Deni Codsigii uu u gudbiyey Isimada Hoose ka daawi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.