Wasiirka arimaga dibada oo Muqdisho kusoo dhaweeyey Dhalinyaro ku xirnaa dalka Liibiya

wasiir

Dhalinyaradaan gaaraya 97-qof oo ay kamid yihiin shan haween ah, kuwaas oo muddo ku xanibnaa dalka Liibiya, ayaa Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse iyo masuuliyiin kale, kusoo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.