Dhageyso:Kenya oo Raadinaysa rag dilay 4 askari oo ciidamadeeda keydka ah

Kenya

Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Dhadhaab ayaa ka hadlay dil shalay loo geystay afar nin oo Soomali ah oo ka tirsanaa ciidanka kaydka Kenya, kuwaas oo dhamaantood ka soo jeeday deegaanka Liboi.

Raggan ayaa xabad lagu furay xili ay marayeen waddada u dhaxeysa deegaanka Kullan iyo Liboi, waxaanna dilka u geystay rag hubeysan sida uu xildhibanku sheegay.

Haddaba Xildhibaan Dr Maxamed Daahiye Ducaale oo Kowasr Maxamed khadka talefanka ugu warramay ayaa BBC u faahfaahiyey sida uu dilkaasi u dhacay.#

Linkiga Hoose ka dhagayso.

https://www.bbc.com/somali/live/war-59949016?ns_mchannel=social&ns_source=twitter&ns_campaign=bbc_live&ns_linkname=61dda779e0f9ce3d8e650eb1%26Kenya%20oo%20ku%20raad%20joogta%20rag%20dilay%204%20askari%20oo%20ciidamadeeda%20keydka%20ah%262022-01-11T15%3A51%3A22.666Z&ns_fee=0&pinned_post_locator=urn:asset:ae662b3e-8fcf-4e45-89e3-f6bd3901c98f&pinned_post_asset_id=61dda779e0f9ce3d8e650eb1&pinned_post_type=share

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.