Xabsiga dhexe ee Xamar oo laga hirgeliyay maktabad ay wax ku aqristaan maxaabiista

xabsi

Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa markii ugu horeysay laga hirgeliyay maktabad ay wax ku aqristaan maxaabiista ku jirta Xabsiga kaas oo dhaqaalaha ku baxay bixiyeen ciidanka Asluubta Soomaaliya iyo Hay’ad laga lee yahay dalka Japan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.