Banaan Bixii Bari Dhici lahaa Muqdisho oo Baaqday kadib markii Waxgaradkii ka horyimaadeen

Ugaasmaxamuud

Banaanbixii uu Abaabulaayey Wasiirkii hore ee arrimaha Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa baaqday kadib markii Qaar ka mid ah oday dhaqameedyada Magaalada Muqdisho oo uu hoggaaminayay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ay sheegeen inaan Xiligaan Banaanbax iyo rabshado Muqdisho xamili karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.