Cumar Cabdirashiid oo ka Horyimid Bayaankii Faroole iyo Cabdiwali Gaas

cumar

Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaake ayaa beeniyey inuu qayb ka ahaa bayaankii maanta ay soo Saareen Koox ay kamid yihiin Gudoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdirashiid yuusuf Jibriil iyo Madaxwaynayaashii hore ee Puntland Cabdiwali gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole.

War Qoraala oo Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaake bartiisa Twiterka soo dhigay ayaa waxuu ku cadeeyey Inaan lagala tashan oo uusan qayb ka ahayn bayaanka soo baxay Hadalada uu xambaarsan yahay, Boosaaso dhibka soo gaaray xal iyo baaq nabadeed keliyaa dan u ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.