Daawo:Nabadoon Caraale oo Shacabka Muqdisho uga digay Bananbaxa Fiqi Abaabulayo

fiqi

Nabadoon Cismaan caraale jeyte oo kamida Caaqilada Soomaaliyeed ayaa Dadka ree Muqdisho waxuu ugu baaqayaa in aysan ka qeyb galin Banaanbabaxa Khamiista, ayna ilaashadaan Magaaladooda iyo Amnigooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.