Qalab uu ku shaqeyn doono Garooonka Shaati Gaduud oo la Geeyey Baydhabo

baydhabo

Garoonka Shaati Gaduud International Airport ee Magaalada Baydhabo oo ah Garoonka Labaad ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya kan ugu weyn, lagana hagi doono Hawada dalka diyaarada ka duulaya iyo kuwa soo degaya marka laga reebo Gooronka Magaalada Muqdisho ayaa la geeyey Qalab lagu hago diyaaraha sidoo kalena ah mid casri ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.