Daawo:Gabar Aqoonyahanad oo ku Geeriyootay Dagaalki shalay ka Dhacay Guriceel ayaa lagu aasay Guriceel

dagaal

Allaha Unaxariistii Dr Yusra Cabdulaahi Axmed oo ahayd gabar Aqoonyahanad ah kuna Geeriyootay dagaalkii shalay ku dhexmaray magaalada guriceel Askar ka tirsan ciidamada Dowlada ayaa aas loogu sameeyey Guriceel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.