Fadlan ka Qayb Qaata Dhismaha Masjidka Rowda ee Magaalada Muqdisho

masjid

Qaar kamida Culumada Soomaaliyeed ayaa ku baaqday in laga qeyb qaato Dhismaha Masjidka Rowda ee ku yaala Xaafada Seybiyaano ee Magaalada Muqdisho kaas oo u7 baahan in layska kaashado sidii dhismihiisa loo soo gaba gabayn lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.