Sawiro:Golaha wadatashiga oo kulan la leh midowga musharaxiinta

rooble

Golaha wadatashiga qaranka ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa kulan la qaadanaya midowga Musharixiinta madaxweynaha.

Xubnaha ka socda Midowga Musharixiinta oo laga tala galiyay isfaham laga gaaray arrimaha amniga iyo dhameystirka dardargalinta geeddi socodka dooraashooyinka Dalka.

Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa la filayaa in galabta la soo gebagebeeyo lagana soo saaro war-murtiyeed wadajir ah oo diiradda saaraya , Muddada doorashadu lagu gabagabeynayo, hufnaanta doorashada iyo amniga .

Heshiiskan waxa uu horseedayaa doorasho daah-furan oo lagu kalsoonaan karo in dalka looga hirgaliyo waqti kooban oo cayiman.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.