Maamulka Gobolka Banaadir Oo shaaciyey inaa la qaban karin Banaanbax Fasax Loo Heysan

caliyare

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa maanta shir gudoomiyay kulan looga hadlaayo amniga Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo sidii looga hortagi lahaa Banaanbaxyo aan sharci loo haysan oo muqdisho looga dhawaaqay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.