Dekeda Berbera oo Maalintii 9aad Xiran iyo Xildhibaan ka hadlay

markab

Shirka DP World ee laga leeyahay dalka Imaaradka ayaa Dekada Magaalada Berbera kusoo rogtay canshuur xad dhaafa oo laga qaadayo Badeecada kasoo dagaysa iyo dadka usoo shaqo taga Dekada Berbera.

Xildhibaan Dayib Xasan Boobe oo kamida xildhibaanada Guurtiga Soomaliland ayaa waxuu ka hadlay dhibka shirka DP World ku hayso shacabka Soomaliland, waxuuna Madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay inuu wax ka qabto dhibka DP World ka wado dekada Berbera.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.