Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo Guddi u magacaabay Nabadaynta Saaxmaygaag

karaash

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay korjoogtaynta, fulinta iyo dabagalka heshiisyadii Shirka nabadaynta, isla markaana si dhaw ula shaqeeya Guddiga Culimada iyo odayaasha dhaqanka.

Guddigan oo ka Kooban 8 xubnood ayaa kala ah.

  1. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland. Gudoomiye
  2. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland. Gudoomiye ku xigeen
  3. Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax Wasiir ku xigeenka wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare .Xoghayn
  4. Jaamac Faarax Xasan Wasiirka wasaarada Caafimaadka Puntland.
  5. Senator Cabdiqani Geelle Maxamed. Wasiiru dowlaha wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada
  6. Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad
  7. Gen. Yaasiin Cumar Dheere.Taliayaha Ciidanka Daraawiishta Puntland
  8. Gen. Maxamed Cali Xaashi.Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.