Madaxwayne Farmaajo oo Amray Inaan Bankiga Lacag Laga Saari karin

Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda in aan sifo sharci darro ah looga saari karin Khasnadda Dowladda lacagta sida sharci darrada ah lagu soo geliyey dalka ee Hay’adaha Ammaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ku qabteen Garoonka Aadan Cadde 8-dii Bisha Abriil ee sanadkii 2018-kii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.