Sawirro:Golaha Wadatashiga Qaranka oo Muqdisho Kulan caawa ku yeeshay

laftagareen

Waxaa caawa Hotel ku yaala magaalada Muqdisho dib uga bilaawday shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, kadib markii heshiis laga gaari Waayey kulamadii hore.

Golaha Wadatashiga Qaranka ee arimaha doorashooyinka Soomaaliya ayaa Shirka uga hadlaya dardargelinta doorashooyinka, hufnaanta, amniga  iyo jaangoynta xilliga la soo gabagabeynayo doorashada Golaha Shacabka.

Qodobka ugu adeg ay Golaha Wadatashiga dood ka yeelanayaan ayaa ah Arrinta amniga oo uu doonayo Ra’iisul Wasaare Rooble in lagu wareejiyo mas’uuliyada amniga guud ee dalka, isla markaana ay ku taageersan yihiin Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.