Daawo:Shirkii Wadatashiga qaran oo la filaya in lasoo Gabagabeeyo

rooble

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ay ka qayb galayeen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maraya heer gebogebo ah iyadoo horumarro laga gaaray arrimihii laga wada hadlayay, waxaana la filayaa in dhawaan la soo gabogebeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.