Daawo:Rooble oo Imaaradka ka Gudoomay 25 Kartoon oo Cawima ah

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomay deeq gargaar ah oo dowladda Imaaraadka Carabtu ugu talo gashay caawinta dadka abaartu saameysay, ayaa dowladda Imaaraadka ka raalli galiyay dhacdadii loogala wareegay lacag bishii April ee 2018.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ballan qaaday in lacagtaas oo ku jirta gacanta dowladda lagu wareejin doono dowladda Imaaraadka waqtiga ugu dhaw.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.