Xafiiska Ra’iisalwasaaraha oo Shaaciyey Shirkii Wadatashiga Natiijo La’aan Lasoo Xiray Shalay

rooble

Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaaciyey Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee looga hadlaayey arimaha Doorashada Soomaaliya oo Afar maalin ka socday Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa shalay lasoo gaba-gabeeyay, iyada oo weli Madaxda  is afgarad ka gaarin arimaha Doorashada iyo amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.