Daawo:Wafti Gaaray Deegaanadii ay ku dagalameen beelo ka tirsan Puntland

karaash

Madaxwayne Ku xigeenka MaamukPuntland Axmed Cilmi Cismaan Karash iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Degaanka Saaxmaygaag iyo Sankajabiye oo maalmihii lasoo dhaafay ay dhaceen dagaal beeleed gaystay Qasaaro Farabadan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.