Madaxwayne Kuxigeenkii hore ee Puntland oo baaq kasoo saaray dagaalka ka socda Puntland

camey

Madaxwayne Kuxigeenkii hore ee Puntland ahna Danjiriha Soomaaliya ee South Sudan Cabdixakiin Xaaji Cumar camey oo Magaalada Bosaaso u jooga ka qayb qaadashada sidii xal ;looga gaari lahaa dagaalkii dhawaan ka dhacay ayaa waxuu ka hadlay dagaal sababay qasaaro tira badan oo ka dhacay oo kasocda Saax-maygaag yo Sange Jabiye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.