Culimada Boosaso oo baaq ka soo saaray colaada deegaanka Saax-maygaag

dagaal

Qaar kamida Culumada Puntland oo shir ku qabtay Magaalada boosaaso ayaa waxay ka hadleen Colaada ka socota Saax Maygaag taas oo dad badan ku dhinteen kuwa kalana ku dhaawacmeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.