Dagaal Qasaaro Dhaawac Gaystay oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

dagaal

Bartamaha Magaalada Dhuusamareeb waxaa Maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan kuwa GorGor iyo Ciidanka Booliiska ee ilaaliya xarunta degmada iyo baraha koontarool ee Magaalada Dhuusamareeb

Labada Ciidan ayaa raas isku waydaarsaday magaalada Dhuusamareeb Gudaheeda mudo kooban waxaana istaagey isku socodka bulshada iyo Gadiidka.

Sida ay noosheegeen qaar kamida Ciidamada ku sugan Magaalada Dhuusamareeb waxaa ku dhaawacmay Sadex Askari, waxaan lagu guulaystay in la kala qaado ciidamadii dagaalka dhexmaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.