Wasiiradii Rooble Magacaabay oo Madaxwayne Farmaajo eedeyn u jeedin doona

Goobe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi baaris u magacaabay afgambi uu sheegay inuu dhacay 27 December kaas oo laysku dayay in lagu afgambiyo Xafiisyada Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumadda.

Wararka aan ka helayno Xafiiska Ra’iisalwasaaraha iyo Masuuliyiin kale duwan ayaa waxay sheegayaan in maalmo ka dib Guddigii Wasiirada ee Rooble Magacaabay ay soo bandhigi doonaan warbixin ay ku eedeynayaan Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo inuu ka dambeeyey Afgambigii Fashilmay.

warar keena dambe kala socda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.