Daawo:Ugaas Maxamed oo ku baaqay in laga qayb qaato dhismaga garoonka Diyaaradaha Balanballe

ugaasmaxamed

Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo booqasho ku tagay halka laga bilaabay garoonka diyaaradaha degmada Balanballe ayaa waxa uu baaq diray dal joogta iyo dibad joogta in ay si wada jira oga qayb qataan dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Balanballe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.