Masuuliyiinti lacagta ugu yaboohay Airporka balanballe oo laga codsadey inay fuliyaan Balanqaadkoodii

waayeel

Wasiir Cabdi Maxamed Jaamac ( Cabdiwaayeel) oo ka hadley booqasho asaga iyo ugaas Maxamed ay ku tageen garoonka diyaaradaha degmada Balanballe ayuu ugu baaqay Masuuliyiintii kala duwanaa ee Lacagta u balanqaaday Airporka Balanballe inay Bixiyaan ama yaboohooda la noqdaan.

Dhanka kale Cabdi Waayeel ayaa ugu baaqay in loo istaago sidii degdeg loogu dhamaystiri lahaa garoonka dhismaha Garoonka diyaaradaha Balnballe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.