Isimida Puntland oo Baaq Kasoo saaray Dagaal Beeleedyo ka socda Saax-maygaag iyo Sange Jabiye

boqorka

Kulan ay isugu yimaadeen Isimida Puntland oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxay kaga hadleen dagaal Beeleedyo kasoo Cusboonaaday qaar kamida deegaanada Puntland, waxayna ku baaqeen in si daga daga loo Joojiyo dagaaladaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.