Laftagareen oo la kulmay Safiiradda Dowladda Ingiriiska iyo Maraykanka

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowlada Ingiriiska iyo sii hayaha Safaarada Mareykanka.

Madaxweynaha iyo Safiirada oo kulankooda sido kale ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Agaasimaha Madaxtooyada ayaa kaga wada hadlay xaaladda dalka uu marayo dhinacyada Amniga,doorashooyinka iyo Abaaraha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.