Rooble oo Kulan uusan Jeclaysan la yeeshay Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood

Laftagareen

Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa Caawa kulan adag Magaalada Muqdisho kula yeeshay Madaxwsynayaasha Maamul Goboleedyada Koonfurgalbeed, Hishabeelle iyo Galmudug.

Kulankaan dhexmaray Madaxwaynayaasha Galmudug, Hirshabeelle, Koonfurgalbeed iyo Rooble ayaa waxaa looga hadlay xilka qaadistii Rooble ku sameeyey Guddiyada Doorashada iyo qilaafka soo kala dhexgalay Madaxda Sarre ee dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.